Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay xeebaha dalka Cumaan

Dooni ganacsato Soomaali ah u rarnayd ayaa  ku gubatay xeebaha dalka Cumaan. Doonidan oo lagu magacaabo Al-caalam oo siday hanti gaaraysa 1600-Tons oo qiimaha ahaana ka badnayd 4 Million oo dolar. Wararka ayaa sheegaya in doonidan ay ku sii jeedey dekeda magaalada Boosaaso Waxay ku gubatay meel u dhow xeebta Masiira dhinaca dalka Cummaan, waxaana … Continue reading Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay xeebaha dalka Cumaan